Thursday, 21 January 2016 17:09

Daawo:- Gabadh Swedish ah oo Si Yaab Badan U Qaadaysa Heestii WADNAHA DHAG DHAG LEH ee Farxiya Fiska

Awdal24 - Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa gabar u dhalatay dalka Sweden hasa ahaatee soo bandhigtay Arin Cajiib & layaab ku noqotay Soomaalida kadib markii goob Xaflad ah ay ka qaaday heesta Fanaanada Farxiya Fiska (DHAG DHAG) iyadoo Waliba u qaaday qaab qosol badan.

 

Afsoomaaliga ayaa noqday luqad Soo jeetay dadka Ajinabiga ah waxaana ku arkeysa baraha internet-ka ee bulshada ku kulanto Muuqaalo Cajiib ah oo muujinaya dad aan Soomaali aheyn hadana AfSoomaliga ku heesaya ama ku sheekeeynaya waliba si Cajiib ah.

 

Halkaan Ka Daawo Muuqaalka

Media

World News

Top Videos

Who is Online

We have 75 guests and no members online

Friendly Links