Saturday, 15 July 2017 16:33

Daawo Wasiirka Boosaha Iyo Isgaadhiinta Somaliland Ayaa Casho Sharafeed Xalay Ku Casuumay Qurbajoogta Beesha Reer Axamed Taasi oo Ka dhacday Hotel Rays

Boramanews.co ( Borama) Daawo Wasiirka Boosaha Iyo Isgaadhiinta Somaliland Ayaa Casho Sharafeed Xalay Ku Casuumay Qurbajoogta Beesha Reer Axamed Taasi oo Ka dhacday Hotel Rays

Boorama(Camuudmedia)Wasiirka boosaha iyo isgaadhsiinta somalilnad mustafe faarax abraar ayaa kulan casho , soo dhawayn u sameeyay qurba joogta beesha reer axamed waxaana wasiirka wahelinayay maareyaha wadooyinka somaliland ibrahin siciid cimi kulankan oo habeenkii xalay ka dhacay hotel ka rays ayaa waxaa uu daarnaa is xog waraysi uu wasiirku la yeelanayay qurba joogta beeshiisa maadama uu yahay xidhiidhiyaha beeshiisa iyo xukmada somaliland 

dhanka kale qurbajoogta reer axamed ayaa uga mahad celiyay cashada iyo soo dhawaynta uu wasiirka boosaha iyo isgaadhsiintu u sameyay qurba joogta beesha reer axamed iyaga oo sheegay in uu wasiir mustafe yahay xidhiidhiyaha u dhaxeeya xukumada somaliland iyo beesha reer axamed yoonis sheegayna in ay arimaha dawlada somaliland u daba fadhiisan doonaan wasiir mustafe faarax abraar 

wasiirka mustafe faarax abraar oo ahaa masuulka soo abaabulay kulankan ayaa isagu dhankiisa ugu mahad naqay qurba joogta beeshiisa ee kala soo qayb gayshay casha sharafta uu ku maamusay isla markaana ka dareen celiyay kulankaasi casho.

World News

Top Videos

Who is Online

We have 102 guests and no members online

Friendly Links