Thursday, 13 July 2017 15:41

Gudoomiyaha Jaamacada Camuud ee Borama ayaa Gudi u saaray Guddiga Qaban qaabada Labada xafladood ee is Barkan Qalin jabinta iyo sanadguurada 20,aad ee aasaaska Jaamacada Camuud

Boramanews( Borama) Gudoomiyaha Jaamacada Camuud ee Borama ayaa Gudi u saaray Guddiga Qaban qaabada Labada xafladood ee is Barkan Qalin jabinta iyo sanadguurada 20,aad ee aasaaska Jaamacada Camuud

 

 Gudoomiyaha Jaamacada Camuud ee Borama ayaa Gudi u saaray Guddiga Qaban qaabada Labada xafladood ee is Barkan Qalin jabinta iyo sanadguurada 20,aad ee aasaaska Jaamacada Camuud

Gudoomiyaha Jaamacadda Camuud Profseer Saleebaan Axmed Guuleed ayaa  magacaabay gudiga diyaarinta xaflada qalinjabinta dufcada 16 aad iyo xuska sanad guurada 20aad ee Jaamacadda Camuud.

Xaflada qalinjabinta ayaa la filayaa inay qabsoonto bartamaha bisha sideedaad.

World News

Top Videos

Who is Online

We have 107 guests and no members online

Friendly Links