Wednesday, 05 July 2017 12:06

Gudoomiyaha wasaarada Waxbarashada Gobolka Awdal oo Fadeexad Hor leh usoo Jiiday Gobolkiisa kadib Markii uu ku Kacay Ficil aad u xun

Awdal24( Gudoomiyaha wasaarada Waxbarashada Gobolka Awdal oo Fadeexad Hor leh usoo Jiiday Gobolkiisa kadib Markii uu ku Kacay Ficil aad u xun 

Gudoomiyaha waxbarasada Gobolka awdal Jeeke cismaan Ciyyeh oo ceebeeyay Gobolkiisa kadib markii uu sheegay inuu xabsiga u taxaabay arday u fadhiisanaysay imtixaanaadka shahaadiga waxaana Xusid mudan in masuulkaasi garan waayay gobolka uu joogo inuu yahay gobol ku abtirsada aqoonta hadaba Goboladii kale ee soomalilandna waxay ku dadaalayaan sidii goboladooda eed qish ah uga fogayn lahaayeen xitaa maxaabiista jeelashooda ku jirta ayay imtixaann ka qaadayaan waa kaaf iyo kala dheeri waxaanay arintani muujinaysaa in siyaasiyiinta awdal hagranayaan Gobolkooda sumcad xumana ay u horseedayaan halkii ay ka noqon lahaayeen kuwo kor u qaada sumcada iyo milgaha magaca Awdal

Media

World News

Who is Online

We have 97 guests and no members online

Friendly Links