Wednesday, 28 June 2017 14:13

Maayarka Borama maxamed Xuseen maydhane ayaa Bulshada Borama ugu baaqay in laga qayb qaato Xaflada Lagu Xusayo Xidhiidhka soo Jireenka ah ee Borama iyo Henley

Awdal24( Maayarka Borama maxamed Xuseen maydhane ayaa Bulshada Borama ugu baaqay in laga qayb qaato Xaflada Lagu Xusayo Xidhiidhka soo Jireenka ah ee Borama iyo Henley

Ololaha Awdalunity Gudoomiyana u yahay wariye Nuux kadiye oo kaashanaya duqa degmada Borama Maxamed Xuseen maydhane iyo Guddiga qabanqaabada Xaflada Borama comes to Henley ee fadhigoodu london yahay ayaa wada Qorshe ah Sidii Xuskaasi Henley ka dhacaya uu ka dhaco magaalada Borama 15ka July si loo Xoojiyo xidhiidhka ay Magaalada Borama la leedahay magaalada Henley ee London ku taala inshaa allah shacabka ree awdal waxa loogu baaqayaa inay Xuskaasi nagala qayb qaataan iyaga oo nagu taageeraya wixii fikir ah iyo maalba ah si Borama xidhiidh Qoto dheer ula samayso magaaladaasi Henley

 

Maayarka Borama Maxamed Xuseen Maydhane oo bulshada ugu baaqaya in xuskaasi laga qayb qaatana daawada

 

 

Media

World News

Top Videos

Who is Online

We have 115 guests and no members online

Friendly Links