Friday, 23 June 2017 21:32

Iska Horkeenka siyaasiyiinta beelaha Jibriil yoonis oo cirka isku shareeray hawshaasina waxa ay Noqotay shaqo wacan oo Guusheedu aanay Fogayn

Awdal24( Iska Horkeenka siyaasiyiinta beelaha Jibriil yoonis oo cirka isku shareeray hawshaasina waxa ay Noqotay shaqo wacan oo Guusheedu aanay Fogayn

Waagii Suldaan wabar duurka uu galay ayaa siyaasiyiin somaliland jooga ku Fikireen in suldaanka laga Horkeeno lana dhabar jabiyo waxa ay u adeegsatay mid kamid ah beelaha jibriil yoonis ee gobolka awdal dega Qorshahaasina waa ay ku guuleysteen siyaasiyiintaasi ilaa heer suldaankaasi kali noqdo

maanta oo ay xaraaro siyaasadeed ka taagan tahay Gobolkaasi salal ayaa siyaasiyiinta awdal ku fikireen in niyad jab lagu abuuro maayar cusub oo dhawaan loo doortay magaalada saylac oo xildhibaano golahaasi ka tirsan xilkii ka qaadeen xuseen iidle barkhadle hadaba Qorshaha siyaasiyiintaasi ay degeen ayaa ah in mid kamida wasiirada jibriil yoonis la adeegsado lana yidhaa dhul danguuda kala wareeg maayarka saylac Xuseen iidle barkhadle taasina waxa ay meesha ka saaraysaa in wali aanan xilka laga qaadin maayar xuseen walina uu isagu saylac ka talinayo

Media

World News

Top Videos

Who is Online

We have 126 guests and no members online

Friendly Links