Monday, 12 June 2017 20:15

Wariye Nuux kadiye ayaa deeq Raashina Gaadhsiiyay Aabe danyar ah Deeqdani ayaa ahayd Mid kadis ah oo aanu aabahaasi ka warqabin

Awdal24( Wariye Nuux kadiye ayaa deeq Raashina Gaadhsiiyay Aabe danyar ah Deeqdani ayaa ahayd Mid kadis ah oo aanu aabahaasi ka warqabin waxaanu wariye nuux kadiye ka waramay sidii ay u u dhacday Affurkaa kadiska ah ee uu abaahaasi danyarta ah gaadhsiiyay 

Affur Kadis ah oo borama ugu samayno dadka danyarta ah ee hayntoodu yartahay Aabahaasi waxa lagu magacaabaa Yoonis Maalmo dhan ayuu i raadinayay si aan Muuqaal uga duubo si bulshada ugu baaqo in la soo caawiyo duruufta ku gadaaman ee aabahaasi markaa arkay ayaa guriga uu borama ka dagan yahay tagay isaga oo filayay inaan muuqaal ka duubi doono balse ana si kadisaa gu idhi Deeqdaas raashinka ah adiga ayaa kugu talo galay mudada bisha ramadaan hadhay ku affur cidkasta oo sadaqadaa la soo baxday jazaakalah walise Hawshii waanu wadnaa

 

Fiiro gaara Muuqaalada inta badan masoo duubno ilaa mararka qaar aynu nagu kalifto maahane anaga oo eegayna rabitaanka dadkaasi danyarta amase waydiinayna inaan muuqaal ka duubno iyo inaa iska dayno Mahadsanidiin 

Media

World News

Top Videos

Who is Online

We have 33 guests and no members online

Friendly Links