Saturday, 10 June 2017 18:51

Soomaliland ayaa sheegtay inay Xidhiidhka u Jartay Dawlada Qadar Raacdayna Xulufada uu sucuudigu Hogaamiyo sababta arintaasi ku Kaliftay

Awdal24( Soomaliland ayaa sheegtay inay Xidhiidhka u Jartay Dawlada Qadar Raacdayna Xulufada uu sucuudigu Hogaamiyo sababta arintaasi ku Kaliftay 

Arintani ayaa kusoo beegmaysa xili shan wadan oo khaliijka ka mid ahi xidhiidhka u jareen dawlada Carbeed ee Qadar waxaana ay arintaasi u sababeeyeen in dawladaasi ay taageerto kooxaha Argagixisada ah ee dunida balse dawlada qadar ayaa eedahaasi iska fogaysay hadaba soomalilannd waxa la odhan karaa waxa ku khasabtay inay dawladaasi xidhiidhka u jarto raacdana xulufada sucuudiga waa maalgashiga ay dawlada Imaaraadka carabtu ka samaynayso magaalada Berbera ee gobolka saaxil Imaaraadka carabta ayaa iyagu raacsan Xulafada sucuudiga soomalilandna waxa ay ficilkaa ay samaysay u aragtay mid danaheega gaarka ah ay ka dhex arkayso 

 

Media

World News

Top Videos

Who is Online

We have 37 guests and no members online

Friendly Links