Saturday, 15 April 2017 17:53

Muuse biixi Cabdi oo Magacaabay Guddiga Fulinta Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Awdal Xili beelaha Makaahiil aan xilal buuran lasiinin balse Kulmiye uu Cod ka doonayo

Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE oo Magacaabay Guddiga Fulinta Xisbiga ee Gobolka Awdal
----------------------------------------------------------------------------

Ref. No: XK/XGX/0042252/2017 April 15th, 2017

Ku: Cabdiqaadir Daahir Ojor = Borama =
Ku: Axmed Maxamed Cilmi = Borama =
Ku: Maxamed Sh. Muuse Cumar = Borama =
Ku: Sahra Aw Cilmi Maxamuud = Borama =
Ku: Deeqa Faarax Cadaawe = Borama =
Ku: Safiya Cabdi Nuur = Borama =
Ku: Cabdiraxmaan Yuusuf Cabdi = Borama =
Ku: Yuusuf Nuur Muuse = Borama =
Ku: Axmed Xasan Aadan = Borama =
Ku: Maxamed Aadan Suldaan = Borama =
Ku: Maxamed Siciid Aadam = Borama =
Ku: Cabdirisaaq Axmed Ibraahim (Doob) = Borama =
Ku: Cumar Muuse Qalinle = Borama =
Ku: Cabdiraxmaan Muxumed Rooble = Borama =
Ku: Cabdisalaan Dayib Cilmi = Borama =
Ku: Axmed Xuseen Samaale = Borama
Ku: Cabdiqaadir Faarax Xasan = Borama =

Og: Guddida Fulinta ee xisbiga KULMIYE = Hargiesa =

Ujeeddo: Magacaabista Guddida Fulinta xisbiga KULMIYE ee Gobolka Awdal.

Kadib markii aan arkay muhiimadda dhismaha Guddida Fulinta Gobolka Awdal ee xisbiga KULMIYE u leeyahay hawlaha iyo habsami-u-socodka abaabulka xisbiga, waxa maanta oo ay bishu tahay April 15th, 2017 loo magacaabay xubnaha hoos ku qoran in ay noqdaan Guddida Fulinta Gobolka Awdal ee xisbiga KULMIYE.

1. Cabdiqaadir Daahir Ojor – In maanta laga bilaabo uu ahaado Guddoomiyaha Gobolka Awdal ee xisbiga KULMIYE.
2. Axmed Maxamed Cilmi – In maanta laga bilaabo uu ahaado Guddoomiye Ku Xigeenka Gobolka Awdal ee xisbiga KULMIYE.
3. Maxamed Sh. Muuse Cumar - In maanta laga bilaabo uu ahaado Xoghayaha Gobolka Awdal ee xisbiga KULMIYE.
4. Cabdiraxmaan Yuusuf Cabdi - In maanta laga bilaabo uu ahaado Guddoomiyaha Garabka Dhallinyarada Gobolka Awdal ee xisbiga KULMIYE.
5. Sahra Aw Cilmi Maxamuud - In maanta laga bilaabo ay ahaato Guddoomiyaha Garabka Haweenka Gobolka Awdal ee xisbiga KULMIYE.
6. Deeqa Faarax Cadaawe - In maanta laga bilaabo ay ahaato Guddoomiye Ku Xigeenka Garabka Haweenka Gobolka Awdal ee xisbiga KULMIYE.
7. Safiya Cabdi Nuur - In maanta laga bilaabo ay ahaato Afhayeenka Garabka Haweenka Gobolka Awdal ee xisbiga KULMIYE.
8. Yuusuf Nuur Muuse - In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Xidhiidhka Komishanka Doorashooyinka Gobolka Awdal ee xisbiga KULMIYE.
9. Cumar Muuse Qalinle - In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Xidhiidhka Gobolka iyo Degmooyinka xisbiga KULMIYE ee Gobolka Awdal.
10. Maxamed Aadan Suldaan - In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Xidhiidhka Saxaafadda iyo Warbaahinta Gobolka Awdal ee xisbiga KULMIYE.
11. Maxamed Siciid Aadam – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Arrimaha Bulshada Gobolka Awdal ee xisbiga KULMIYE.
12. Cabdirisaaq Axmed Ibraahim (Doob) - In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Siyaasada iyo Nabadgalyada Gobolka Awdal ee xisbiga KULMIYE.
13. Axmed Xasan Aadan – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Abaabulka iyo Wacyigalinta Gobolka Awdal ee xisbiga KULMIYE.
14. Cabdiraxmaan Muxumed Rooble – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Dhaqaalaha Gobolka Awdal ee xisbiga KULMIYE.
15. Cabdisalaan Dayib Cilmi - In maanta laga bilaabo uu ahaado Ku Xigeenka Madaxa Arrimaha Bulshada Gobolka Awdal ee xisbiga KULMIYE.
16. Axmed Xuseen Samaale – In maanta laga bilaabo uu ahaado Ku Xigeenka Madaxa Xidhiidhka Gobolka iyo Degmooyinka xisbiga KULMIYE ee Gobolka Awdal .
17. Cabdiqaadir Faarax Xasan – In maanta laga bilaabo uu ahaado Ku Xigeenka Madaxa Xidhiidhka Komishanka Doorashooyinka Gobolka Awdal ee xisbiga KULMIYE.

Waxa aan u rajaynayaa masuuliyiinta magacyadoodu kor ku xusan yihiin in Alle ku asturo, kuna guuleeyo gudashada masuuliyadda ka dhalanaysa xilalkooda heer Gobol ee xisbiga KULMIYE.

ALLAA MAHAD LEH

Muuse Biixi Cabdi
______________________________________________
Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE
Email: This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.
Telephone: +25263 4026659, +25263 4093555,
Sha’ab Area, Hargeisa, Somaliland Republic.

World News

Top Videos

Who is Online

We have 47 guests and no members online

Friendly Links