Wednesday, 12 April 2017 17:49

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Faysal Cali waraabe ayaa kusoo Foole Magaalada Borama isaga oo u Iman doona Arin Muhiim ah

Awdal24( Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Faysal Cali waraabe ayaa kusoo Foole Magaalada Borama isaga oo u Iman doona Arin Muhiim ah  

Faysal cali waraabe ayaa la filayaa in Maalinta bari ah oo Khamiisa uu soo gaadho Magaalada Booramma ulajeedada Imaanshaha Musharax Faysal ayaa salka ku haysa dalad kaga yimi shacabka ree boorama oo ku saabsan inuu cashar uga bixiyo taariikhda siyaasadeed ee somaliland intii ay jirtay Faysal cali waraabe ayaa la filayaa inuu Lucture ama cashar ka Jeediyo Munaasabad lagu qaban doono Hotelka saw ee Magaalada Boorama waxaana loo loo baahan yahay shacabka Borama inay soo dhaweeyaan Gudoomiye faysal cali waraabe kagana qayb galaan casharka Muhiimka ah ee uu ka jeedin doono Hotelka Saw Habeen danbe oo taariikhdu ku beegan tahay 13/4/2017 Khamiis 

 

Awdal24 Boorama

World News

Top Videos

Who is Online

We have 49 guests and no members online

Friendly Links