Dhacdooyinka Cusub

Dhacdooyinka Cusub (18)

Cairo (BNC) 2ba Dariiqadood oo Lagu Kala Garto Bariiska Saxda ah ee La Beerto iyo Bariisyada Bugta ah? Daawo Xogta Cusub

Awdal24news - Kadib markii ay qalalaase ka abuureen Basaska ka shaqeeya magaalada Borlänge dhalinyarada Soomaalida ayaa shirkada Dalatrafik waxay hadda bilowday wada-shaqayn ay la yeelanayso ururka odayaasha Soomaalida Borlänge (somaliska PRO-föreningen) iyagoo iska fasaxay waardiye ay horay lacag ugu siin jireen sugida amaanka basaska.

Odayaasha Soomaalida ayaa shirkada u soo bandhigay in ay diyaar u yihiin in ay ka caawiyaan arimaha la xiriira dhalinyarada Soomaalida oo horey dhibaatooyin ugu geystay basaska.

22 ka mid ah xubnaha ururka odayaasha ayaa isniintii waxay bilaabeen in ay raacaan basaska ka shaqeeya Linje 3 kuwaasoo shaqadoodu ay tahay in si amaan iyo deganaansho ah ay dadku ku raacaan basaska.

Shirkada ayaan siinayn odoyaaasha mushaar balse waxaa la siinayaa kaarar ay basaska bilaash ugu raacaan iyo kirada xafiiska ururka odayaasha oo laga bixinayo. Bengt Benjaminsson oo ka tirsan Dalatrafik ayaa si weyn u soo dhaweeyay shaqada odoyaasha Soomaalida, isagoo sheegay in dhaqamada qaarkood ay fiicantahay in dhalinyarada si degan loola hadlo oo ay odayaasha xushmeeyaan.

Abdi Haji Abdullahi oo ah gudoomiyaha ururka odayaasha ayaa warbaahinta u sheegay in uu rajeynayo in dhalinyaradu ay dhagaysan doonaan odayaasha.

Awdal24news - Haweeneey 92-jir ah una dhalatay dalka Rushka gaar ahaan Belarussia ayaa qaadatay Diinta Islaamka waxaaana sidaas ay ku noqotay qof nasiib badan.

 

Belina oo ahaan jirtay Haweeneey ganacsato ah ayaa Diinta Islaamka qaadatay halka caruurteeda oo 4-qof ka kooban aysan wali soo Muslimin in kastoo lagu wado inay dhawaan ku daydaan Hooyadood.

ALLAHU-AKBAR

Halkaan Hoose ka Daawo Muuqaalka

Awdal24 - Arin la yaab leh ayaa waxaa la sheegay inay ka dhacday magaalada Hargeysa ka dib markii ilmo yar oo dhowr bilood jira ay hooyadii dhashay ku soo dhex tuurtey mid ka mid ah xaafadaha magaaladaas ka dibna ay isaga dhaqaaqday oo ay ka dhuumatey ilmaheedii ay dhashay.

 

Ilmahaan yar oo ah Gabar yar oo lagu qiyaasay ilaa dhowr bilood jir inay tahay ayaa waxaa la sheegay inay dhawaataan ay dadka ku nool xaafad ku taala magaalada Hargeysa ay ka heleen mid ka mid ah guryaha hortooda oo la dhigay Ilmahaas iyadoona aan la qoon cida dhashay gabadhaas yar arintaas oo keentay inay dadka deegaanku ay ilmahaas qaataan oo ayna sheegeen inay korsanayaan gabadhaas yar.

 

Halkaan Ka Daawo Muuqaalka

Awdal24 - 

Booliiska Maraykanka ayaa qabtay beenaale ku andacooday in uu yahay Masiix (Neb Ciise CS) iyo sidoo kale midho jacayl oo ku baxay ruuxda John F. Kennedy oo hore madaxweyne uga soo noqday dalka Maraykanka, booliiska ayaa ninkan ku soo eedeeyey in uu isku dayey inuu afduubo ey uu leeyahay madaxweynaha Maraykanka Barak Obama.

 

 

 

Warkan oo aanu ka soo xiganay Shabakadda Aljazeera ayaa intaas ku daraya in xog laga helay maxkamaddii ninkan la horgeeyey ay sheegayso in ninkan la qabtay isaga oo isku dayaya in uu labada ey ee Obama midkood xado, sidoo kale waxaa lagu soo eedeeyey in uu haystay hub iyo rasaas aanu rukhsad u haysan.

 

 

Tuuggan oo lagu magacaabo Scott Stoker ayaa booliiska u sheegay in uu caasimadda Washington u yimid si uu ugu dhawaaqo in uu murashax u yahay jagalada Madaweynenimo ee Maraykanka, ujeedkiisuna yahay in uu difaaco xaqa uu qof kasta oo Maraykan ahi u leeyahay in uu bil kasta helo 99 doolar oo ah kharash uu caafimaadkiisa ku daryeelo, laakiin booliisku waxa uu ku doodayaa in uu lahaa qorshe kale oo u qarsoon, kaas oo ah in hubka uu sito uu u adeegsado afduubka mid ka mid ah labada ey ee madaxweynaha.

 

 

 

Sida uu booliisku sheegay ninkan waxaa la qabtay isaga oo gaadhigiisa dhigay meel ku dhow hoolka shirarka ee Washington, markii laga shakiyey ee la baadhayna waxaa la arkay in uu sito hub iyo rasaas aanu rukhsad u haysan. Scott Stoker waa muwaadin u dhashay dalka Maraykanka gaar ahaan gobolka North Dakota waxaana la filayaa in maxkamaddu ay go’aan ka gaadhi doono maalmaha soo socda.

 

 

 

Awdal24

Greece (A24) Gabar Soomaaliyeed oo da’yar ayaa si geesimo leh uga sheekeyneysa taariikh kala dhexmaray iyada iyo Nin cadaan ah oo ay shaqo ka dalbaday.

Dhacdadaan ayaa ka dhacay dalka Gariiga,waxayna u dhacday sida Hoose ka daawan doontaan.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO

 

Gabar Soomaaliyeed ayaa u adkeesan weeysay caayda iyo aflagaadada kaga imaan jirtay maalin walba gabar Cadaan ah oo daris la eheed taas oo baratay inay wax ka sheegto xijaabka ay xiran tahay iyo qaabka ay u labisato gabadha Soomaaliyeed .

 

Gabarta Soomaaliyeed oo dagaalyahanad ah ayaa madaxa ka garaacday gabadhii Cadaanka eheed waxaana si deg deg ah dhulka ugu Dhigtay Feer.

Halkaan Hoose oo Daawo Muuqaalka

Wednesday, 30 December 2015 14:54

VIDEO= Saaas Manoqonlahay Hadii Lagaa Nixiyo

Daawo Hees Cusub oo uu Qaadayo Xassan Gantaal lana Magac Baxday Walaashey Gacalisoy

Soo Dhawayntii Musharaxa Madaxwaynimada Djibouti Mohamed Moussa Tour Tour

Siimoodi (A24) Waa Arin qofkii maqlaa uu aad kaga yaabayo waxaasa arintaan ay ka dhacday Buurta siimoodi oo ka mid ah deegaanada S/land iyadoo halkaasi la geeyay Shirkad Shiinees ah taas oo qodeysa Madacdan.

 

Waxaasa waxgaradka iyo cuqaasha halkaasi ku nool ay warbaahinta usheegeen in dadka deegaankaasi Cuduro aan la aqaan ka qaadeyn Macdanta halkaasi laga qodayo islamarkaana ay ka yaaban yihiin shiinees-ka Qodaya macdantaasi oo qalanaya Dareemada si hilibkiisa ay u cunaan.

 

Halkaan Hoose Daawo Muuqaalka

Daawo Muuqaal:- Xaflad Weyn oo lagu Taageeray Kacdoonka Wabar

DHAANTO CUSUB DIRGAAX - JIGJIGA DHAANTO PARTY 2013

Daawo Faysal Cali Waraabe Oo Heestii Calanka Somaliya Ee Dhalinyarta Borama Qaaday Cay Beeshiisa Ah U Badalay Luqad Adagna Kula Hadlay Reer Borama-

Page 1 of 2

World News

Top Videos

Who is Online

We have 63 guests and no members online

Friendly Links