Thursday, 09 June 2016 19:54

HAMBALYO AROOS: BOQ: Xassan Maxamed Xasan Ardaale Iyo Marwo Hibo Maxamed Cusmaan Oo Meherkoodu Ka Dhacay Magaalada Boorama

Written by 

Boorama {Awdal24news} Dhamaan Dadka Magacdoodu Kala Yihiin Cabdifataax Maxamed Cabdilaahi, Eng Yaasir Xassan Abiib, Ibraahim Cabdilaahi Sh. Ibraahim Iyo Dhamaan Eheledooda Iyo Asxaabtooduba Waxa Ay Hambalyo Aroos U Dirayaan Qoyska Cusub Ee Ku Soo Biiray Ummada Islaamka, Waxa Aanay Hambalyo Aroos U Dirayaan 

Dr, Hassan mohamed Hasan Ardale iyo Marwo Hibo Maxamed cisman waber

Oo Meherkoodu  08/06/2016-ka Maalin Arbaca Ah Ka Dhacay Masjidka Jaamaca Magaalada Boorama Waxaanay ILaahay Uga Baryayaan In Uu Noqdo Qoyskii Gurigoodu Nagaado Ducaduna Waa Xaga Akhyaarta Iyo Akhristayaasha.....Amiin Amiin

World News

Who is Online

We have 35 guests and no members online

Friendly Links